Xoghayihii Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Shaqadii Laga Joojiyay

0

Xoghayihii Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Shaqadii Laga Joojiyay
_______

Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa Saxeexii iyo Qaybo ka mid ah shaqadii ka joojiyey Xoghayihii Guud ee Gollahaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, waxaanu Awoodihiisii ku wareejiyey Xoghaye ku-xigeenka golahaasi.

Waxaa kale oo wararku inrtaasi ku dareen in uddoomiye Khaliif uu qorshaynayo in Maalmaha Soosocda uu soo Magacaabo Xoghaye cusub ama uu Xilkaasi U,dalacsiiyo Xoghaye ku-xigeenka haatan ee wakiillada Jamaal.

Xigasho Cumar Shabaash

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here