“Xildhibaan Barkhadoow Kugumaan Ogayn In Aad Noqotay Afhayeenka Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda” Xil Cali Qaran

0
“Anigu sxbkay xildhibaan Barkhad Batuun magaciisa qayiri maayo magackalena u bixin maayee laakin waxa aan ogaa adiga oo ah Afhayeenka xisbiga Wadani kugumana ogayn in aad noqotay afhayeenka Guddoomiyaha Gollaha wakiilada waa shaqo cusub oo kuu soo korodhay.
Runtii waan bogaadinayaa in markii aad weyday in aad Guddoomiye ka noqoto guddiyada golaha in halkaa wax lagaga baadh baadhay waanan kugu hanbalyeynayaa shaqadaa cusub ee aad hayso”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here