Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay magaalada Hawassa ee dawlad deegaanka Sidama.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay maamulka gobolka Sidama, Desta Ledamo, wasiirka maaliyadda Axmed Shide, wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Redwaan Xuseen iyo masโuuliyiin kale oo heer federaal iyo heer gobol ah.
Weftiga Somaliland ka socda ayaa la filayaa inay madaxda sare ee Itoobiya kala hadlaan arrimo kala duwan.