Wasiir Koore Oo Sheegay In Aanu Ku Wiirsanayn Shacabka Soomaaliya Ee Dhibaataysan

0

Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in aanu ahayn nin ku wiirsanaya bulsho dhibaataysan waxaanu

“ Marnaba nin ku wiirsankara, ama jeclaysankara, ama hadal xun ku odhankara qof Bini-aadama oo dhiban ma ihi, haddaanse nimanka Xamar jooga ku idhaahdo waxa mas’uulliyad idinka baahan dadka hortiina ku dhimanaya ee Somaliland mas’uulliyad idinkama baahna miyaan khaldanahay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here