“Wasiir Iskaga tag Meesha Haddii Agaasime Amarkaaga Burinaayo” Sheekh Shabcaan

0

 

Sheekh Shabcaan Cabdilaahi Aadan ayaa Ugu Baaqay Wasiirka Diinta Iyo Aw Qaafta Somaliland In Uu Xilkaasi Iska Casilo, Ka Dib Markii Bandhig Faneedkii Xalay Ee Kiin Jaamac oo Uu Hakiyay Uu Fasaxay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

“Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Albaani waxaan leeyahay meesha maxaad ka fadhidaa hadii agaasime amarkaaga Burinaayo kursigan way ha eegan ee Meesha iskaga Tag”

Sh. Shabcaan Cabdilaahi Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here