War Degdeg ah: Xubin Ka Tirsan Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Caawa La Dilay

0

Allaah Haw Naxariistee Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) oo ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Degmada Laascaanood ayaa Caawa Lagu Dilay Magaaladaasi.

Sidaas Waxa Cadeeyay Cabdwaaxid Cabdiraxmaan.

Marxuumka ayaa marka Laga Yimaado Xubnaha Golaha Deegaanka Waxa Uu Ka Tirsanaa Waxgaradka Wax Laga Waydiiyo Arrimaha Adkaada.

Xukuumada Iyo Ciidamada Booliska ayaanu Midkoodna faahfaahin Ka Bixinin in ay Cad u Qabteen Dilka Marxuumka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here