War Degdeg Ah: Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Caawa Geeriyooday

0

Hargeysa (Sagalnews) Allaah Haw Naxariistee Waxa Caawa Cusbitaalka Guud ee MAGAALADDA Hargeysa Ku Geeriyooday Taliye Ku Xigeenkii Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle).

Marxuumka ayaa La Sheegay in uu xanuun Ku soo Booday sidaasna lagu Soo Dhigay Cusbitaalka Oo ay Naftu kaga Baxday.

Cabdiraxmaan Liibaan Ayaa ka mid Ahaan jiray Dadka Faro Ku tiriska ah ee leh Aqoonta Ciidamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here