Wafti uu hogaaminayo Guddoomiyaha Waddani Oo Burco Lagu Soo Dhaweeyay + Sawirro

0

[13:02, 06/01/2022] Mukhtaar Waddani: Wefti culus oo ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharraxa madaxweyne mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer.
Kumanaan ka mid ah taageerayaasha Xisbiga iyo madaxda heer gobol iyo heer degmo ayaa magaalada Burco si weyn ugu soo dhaweeyay Weftiga madaxda Xisbiga WADDANI. Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa taageerayaasha uga mahadceliyay soo dhawaynta heerka sare, islamarkaana u jeediyay hadallo ku aaddan xaaladda dalka iyo tallaabooyinka gurracan ee xukumadda madaxweyne Muuse ku kacaysay muddooyinkii u dambeeyay
[13:14, 06/01/2022] Mukhtaar Waddani: ” Xukuumadda madaxweyne Muuse waxay u muuqataa inay ku fashilantay hoggaamintii Somaliland , si ay fashilkeeda u qariso oo dadka uga indho saabto waxay bilawday qala-laase siyaasadeed iyo dastuuriya ujeedada kaliya ee Muuse Biixi ka leeyahay waa Muddo kordhin, waxaanu leenahay doorashada madaxweynaha ee 13 November maalin lagu dari maayo, muddo kordhin ma ogolin mana aqbalayno…” Musharrax Cabdiraxmaan Cirro oo la hadlayay dadweynaha reer Burco

 

Dhinaca kale Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo isna la hadlayay Taageereyaasha xisbigaasi ayaa yidhi ” “Xisbi ahaan shacbiga qaylinaya daawan mayno, in baloodhadooda laga qaado daawan mayno, in sharcigooda lagu tunto daawan mayno, in dawladnimadooda la burburiyo daawan mayno waxaanu leenahay shacbiga wixii sharci darro ah diida anaguna waanu diidayna,”
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo shacbiga reer Burco la hadlayayMay be an image of 1 person, standing, outdoors and crowdMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 4 people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people sitting, people standing, crowd and outdoorsMay be an image of 4 people and people standingMay be an image of 5 people, people standing, car and roadMay be an image of 5 people, people standing, road and skyMay be an image of 4 people, people standing, people sitting and roadMay be an image of 11 people, people standing, car and roadMay be an image of one or more people, people standing, sky and crowdMay be an image of 6 people, people sitting, people standing, road and skyMay be an image of 2 people, people standing, road and treeMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 2 people, people standing and crowdMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowd
May be an image of 5 people, people standing, car, road, sky and body of waterMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 6 people, people standing, road and skyMay be an image of 7 people, people standing and roadMay be an image of 1 person, standing, outdoors and crowdMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 2 people, people standing and crowdMay be an image of 1 person, standing, outdoors and crowdMay be an image of 2 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people and outdoorsMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, people sitting, crowd and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 3 people, people sitting, people standing, crowd and outdoorsMay be an image of 4 people and people standingMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of one or more people, people standing, crowd and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, crowd and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, outdoors and crowd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here