“Waa Ayaan Daro In Agoontii Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Dibada Loo Tuuro”Sheekh Aadan Siiro

0

Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbadii maanta ee salaada jimcaha ku soo qaatay qoyska uu ka dhintay allaah Haw u naxariistee Cabdiraxmaan Ducaale oo ahaan jiray guddoomiyaha baanka dhexe oo ay xukuumadda kulmiye gurigii ka saarayso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here