Waa ay caddahay in aad haysato ciidamada ugu wanaagsan, waxa aad haysataa 300 oo askari oo si fiican u hubaysan, dabcan waa ay awoodaan in ay awoodaan in ay si fiican u dagaalamaan, kuwa ka soo horjeedaa (Daalibaan) waa 70 illaa 80 kun” W/Q; Kamaal Marjaan.

0

“Waa ay caddahay in aad haysato ciidamada ugu wanaagsan, waxa aad haysataa 300 oo askari oo si fiican u hubaysan, dabcan waa ay awoodaan in ay awoodaan in ay si fiican u dagaalamaan, kuwa ka soo horjeedaa (Daalibaan) waa 70 illaa 80 kun”

Ereyadaas waxaa yidhi Joe Biden oo taleefanka kala hadlayey madaxweynihii hore ee Afqaanistaan Ashraf Qaani, ka hor intii aanu dhicin.

Laakiin toban maalmood kaddib ayaa ciidamadii Afqaanistaan lagala wareegay dalka, iyaga oo awoodi kari waayey in ay xitaa is hortaagaan quwadda Afqaanistaan. Ciidamada Maraykanka indhahooda oo shan ah ayaanay madaarka Kaabuul ugu yimaaddeen iyaga oo aan weli wada bixin.

Arrintan waxaa lagu tilmaamay ceeb weyn oo uu sirdoonka Maraykanku waajahayo, waxa ay awoodi kari waayeen xitaa in ay saadaaliyaan sida uu ku dhammaan doono dagaalka Daalibaan iyo Afqaanistaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here