Taiwan Oo Dadkii Abaaruhu Saameeyen Ee Somaliland Ugu Deeqday 560 Tan Oo Bariis Ah.

0

Dawlada Dalka Taiwan ayaa Somaliland ugu deeqday Raashin Cadadkiisu Dhanyahay 560 Tan oo bariis ah.

18,666 Qoys Oo Ah Qoysaskii Ay Abaaruhu Saamaynta Ku Reebeen Ayaa La Rajaynayaa In Ay ka Faa’iidaysan Doonaan Deeqdan Raashinka Ah.
Xidhiidh Somaliland Iyo Taiwan Ayaa Ah Mid Marba Marka Ka dambeysa Sii Xoogaysanaya Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Ah Taiwan Deeq Raashin Ah Siiso Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here