Somaliland Oo Looga Dareeray Codbixinta Doorashooyinka Goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka + Sawirro

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay kaadhka codbixinta, iyadoo guud ahaan dalka maanta looga dareeray doorashada wakiilada iyo deegaanka oo isku sidkan.May be an image of 4 people and people standing
Madaxweynuhu markii uu soo gaadhay xarunta codbixinta waxa uu maray nidamkii muwaadiniintu u marayeen codbixinta isagoo hawl-wadeenadii ku sugnaa goobta u dhiibay kaadhkiisa codbixinta, ka dibna buuxiyey shuruudihii looga baahnaa qof kasta oo codbixiye ah oo muwaadin ah, isagoo qaatay waraaqaha codbixinta kuna riday sanaaduuqda codbixinta oo ah laba sanduuq oo wakiilada iyo deegaanka kala ah.May be an image of 2 people, people standing and indoor
Markii madaxweynuhu gutay waajibaadkiisa muwaadinnimo waxa uu la hadlay warbaahintii ku sugnayd goobtaas, isagoo uu wehelinayey gudoomiyaha guddiga doorashooyinku, waxaanu madaxweynuhu dhammaan shacabka kula dardaarmay inay nabad ku codooyeen, isla markaana ay kayuuga isugu naxariistaan sida dadku u kala jilicsan yihiin.May be an image of 2 people and indoor
Madaxweynuhu u shacabka faray inay sidii quruxda badnayd ee ay u ololeeyeen inay codkana u dhiibtaan, isaga oo sheegay in caalamku Somaliland indhaha ku hayo.May be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 13 people, people standing and outdoorsMay be an image of 1 person, standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 7 people, people standing and outdoorsMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of 5 people, people standing, outdoors, crowd and text that says 'FILA w'May be an image of 6 people, people standing and crowdMay be an image of 9 people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 4 people, people standing and crowdMay be an image of 3 people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of 9 people and people standingMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 5 people, people standing, suit and outdoorsMay be an image of 6 people, people standing and outdoorsMay be an image of 7 people, people standing and outdoorsMay be an image of 10 people, people standing and outdoorsMay be an image of 11 people, people standing and outdoorsMay be an image of 17 people, people standing and text that says 'FILA a'May be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 3 people, people standing, footwear, suit and outdoorsMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 13 people, people standing and outdoorsMay be an image of 1 person, standing and outdoorsMay be an image of 3 people, people standing, outdoors and crowdMay be an image of 7 people, people standing and outdoors

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here