Somaliland Oo Loo Tababarayo Ciidamada Milatariga

0

SOMALILAND WAXA AY HESHIIS LA GASHAY HAY’AD TABABARTA CIIDAMADA QALABKA SIDA

Breaking News-

Jimce, January 7,2022

Wararka ka imanaya Deutsche Welle ,Patrick Heinisch iyo joornaalka Africa Intelligence ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Abdiqani Maxamuud Aateeye iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland Gen.Nuh Ismaaciil Taani ay heshiis la galeen shirkada Adam Smith International.

Sida uu sheegay wariye kale oo lagu magacaabo Gibson David, ayaa Adam Smith International oo fadhigeeda uu yahay magaalada London, waxa ay gacanta ku hayn doonaan dib u habaynta ciidamada Somaliland.

Warkan oo soo shaac baxay 3 saac ka hor, maanta oo ah January 7, ayaa wixii ku soo kordha aan soo gudbin doonaa.

Axmed Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here