Sixiroole Ciyaaryahan Mane Ugu Hanjabay Geeri iyo Jawaabta Wacan ee Uu Bixiyay

0
Sixiroole u dhashay dalka Benin ayaa Sadio Mané ugu hanjabay wadne xanuun kaas oo sababi doona in uu geeriyoodo hadii uu xulka qarankiisa kala qayb galo kulanka dalkiisa.
Sadio Mane ayaa ku jawaabay hadal cajiib ah 🎙
“Waxaan ku soo koray aniga oo ku qancay in geeridu ay ku jirto gacanta Allaah (S.W) oo kaliya, waxaanan aaminsanahay in nolosha bini’aadamku aanay hore u marin, kana habsaamin, ciyaartana si caadi ah ayaan uga qayb galayaa. Hadii wadne xanuun kugu dhaco oo aad ku dhimato garoonka dhexdiisa, saaxirkaan wuxuu noqon doonaa mid lagu gaadho amarka Allaah ee yaan lagu hodmin beentiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here