Shirkadda Somtel Oo Macaamiisheeda U Samaysay Qiimo Dhimistii Ugu Weynayd

0

QIIMO DHIMISTII WAYN
Shirkada Somtel ayaa waxa ay samaysey Qiimo-Dhimistii ugu balaadhnayd ee ay ugu talo gashay Macamiisheeda Isticmaasha Adeega Internetka.

✅ $5 Markii hore 18.5 GB…..Qiimaha Hada (27 GB)
✅ $10 Markii hore 40 GB…..Qiimaha Hada (60 GB)
✅ $15 Markii hore 99 GB…..Qiimaha Hada (150 GB)

Hadaba Macmiil kaga shubo eDahab *101# ka dibna dooro 3 Xidhmo Casri ah, oo hel maalinkasta xadi internet ah Mudo bil ah
Somtel waa Internet Bixiyaha ugu Jaban Dalka oodhan

#Somtel #eDahab #Somaliland #FastInternet #4g #bigdiscount

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here