Sarrifleyaasha Somaliland Oo Uu Wakhtigu Ka Dhacayo

0

Sarrifleyaasha Somaliland Oo Uu Wakhtigu Ka Dhacayo

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Sarriflayaasha ay ka dhacsan tahay ruqsadda (Liisanku), in ay cusboonaysiistaan Ruqsadda Sarrifka ugu danbeyn 31 Bisha August 2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here