SALAADA

0

🌸SALAADA

1. Waynu wada ognahay malinta qiyaamaha waxa u horeeya adonka lawaydiinayo inu yahay salaada, hadey wanaagsanaato acmaashaada kale na way wanaagsanaaden hadey xumaato acmaashi kalena way ka xumaatay.

2. Nabigenu marku dhimanayy waxyaabuhu ku dardaarmay waxa ka mid ahaa ✨الصلاة

3. Waa faralka aan marnaba kaadhacaynin( safar,dagaal, qof indho la)

4. Culimadu wxay isku khilaafen qofka salaada ciyaar ogataga inu FAASIQ yhy iyo inu KAAFIR yhy ( Uma malenayo qof inu mid kamid ah noqdo donaya inu jiro)

5. اناالصلاة كانت على المومنين كتاباً موقوتا (ilaahay ayaa xadiday salaad wlpo wakhtigeeda )

6. Ibnu mascuud aya yidhi salaado lagatago wxa kujira in wakhtigeeda ladhaafiyo

7. Ibnul qayim ayaa yidhi Hal salaad qofki wakhtigeeda dhaafiya (cudur daar la aan )
Danbigaasu wa danbi kaween ⭐️ZINADA,XADITAANKA,NAF GOYNTA

🌑salaada subax wa salaada kas logatago intabadan iyado hadana salaadaha kale lagasaresiyay

1. Qofka salaada subax iyo casar xifdiya wuxu ku gulesanayaa aragtida alle malinta qiyamo ( nabiga aya lagawariyay)

2. Qofka salaada subax tukada ilaahay aya xifdinaya malinti odhan( nabigena salalaahu alayhi wasalam)

3.salaada subax wa waxa u adonku cadabta kagabadbaadayo( nabigena salalaahu alayhi wasalam )

4.salaada subax wxay ka mid tahay asbabta janada lagugalo

5. Subaxa iyo casarka wa xiliga malaiktu ay isbadalaan alle na ay u shegaan arinkay noogu yimaaden iyo arinkay nagagatageen

6. Qofka salaada subax jamaaco kutukada wxu leyhy ajirka qof xalay odhan tukanayy

7. 2da sunne ee fajarka wxay ka khyr badan yihin aduunka iyo waxa saaran

🌑SALAADA SUBAX SIDEN KU ILAALIN KARAA

1. Ilaahay talo saaro ( ducada badi)

2. Fiid iskasexo hadaadan wx qabanynin (nabigeena Wuxu sexan jiray cishaha kabacdi)

3. Mrkad sexanayso sunnoyinka ku dadaal inaad latimaado 2rakcadood, waysada, adkaarta hurdada iyo inaad usexato dhinaca midig

4. Alarm talefankana iskafoge

5. Azxp fiican yeelo oo salaada subax ku kicin kara ama qof qoyska kamid ah

6. Rasulkena wuxu noshegay inu shaydanku 3 guntimood ku xidho qofka madixiisa mar walba na u ku leeyahay haben dheer aya kusugaya marka u horeeya ee aad kacdo waa in aad ilaahay xustaa ( الله اكبر،الحمد لله )
Ayey ka furmi markaad kacdo eed wayso qaadato ta labaad aya furmi markaad tukatana Ta sadexaad aya furmi
Ado furfuran ayaad so kici
Hadi kale adigo caajisan ama daalan ayaad kici

7. Samir oo u jihaad si Aad salaadaada u xifdido

Fadliga Saliga Nabigana yaan la dhayalsan SCW.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here