Safiir Walaac Ka Muujiyay Qashinka Yaala Caasimad Loo Bedelay

0

Safiir Walaac Ka Muujiyay Qashinka Yaala Caasimad Loo Bedelay
———-

Madaxa hawlgalka Midowga Yurub ee Liberia ayaa sheegay inuu ka yaabay sida ay u Eeg Tahay caasimadda Monrovia, in kastoo dhaqaalo badan lagu bixiyay in la nadiifiyo isla markaana la wanaajiyo bilicdeeda.

Laurent Delahousse oo ka hadlayay kulan uu soo qabanqaabiyay Golaha Caasimadda Monrovia, ayaa wuxuu sheegay inuu la yaabay Qashinka yaalla wadooyinka caasimad sanad ka hor markii halkaa loo bedalay.

“Monrovia waa caasimad laga yaq-yaqsoodo, waa mid aad u wasakh badan,” ayuu ka sheegay kulanka lagu marti qaaday.

“Inta caasimadood ee aan ka tegay Afrika ee aan horay uga soo shaqeeyay, maan arag caasimad ka Qashin badan tiina,” ayuu hadalkiisa raaciyay.
Bbc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here