Sac fool ah Oo Qalliin Lagu Sameeyay Lagaga soo Guray 71kg Oo Qashin ah.

0

Sac fool ah Oo Qalliin Lagu Sameeyay Lagaga soo Guray 71kg Oo Qashin ah.
__________________________

Qaliin Lagu Sameeyay Sac Fool ah Oo Dhalaya ayaa Waxa Laga soo Saaray 71kg Oo Qashin Ka Dib Markii Uu cunay caagag, Masaabiir Iyo Qashin Kale Oo aad U badan.

Arrintan ayaa Ka dhacday Magaaladda
Faridabad Ee Gobolka Haryana ee Wadanka India ayaa Waxa qaliinkan Fuliyay Koox Dhakhaatiirta Xoolaha ah.

Kiiskan ayaa soo Shaac Baxay daahana Rogay In 5 Milion Oo Lo’ ah baadina ahi ay Dayacan Yihiin.

Lo’da ku Dhaqan Magaalooyinka ayaa u foofta meelaha qashinka lagu Qubo.

Sac sidan Oo Kale qaliin Loogu Sameeyay Waxa Laga soo Saaray 50kg Oo Qashin.

Markii Sacan Qaliinka lagu Sameeyay wuu Bakhtiyay isaga iyo Neefkii yaraaba, Waxaanay Kooxda Qaliinka Fulisay ay Sheegeen In caloosha Uu qashinku Buuxiyay Neefka Yarina Uu dareemay cidhiidhi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here