Ra’isal Wasaaraha Jabuuti Oo Billad Sharaf Guddoonsiiyay Xildhibaan Barkhad Batuun

0

Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane’ Abdulqadir Kamil Maxamed iyo Dawladda Jabuuti waan uga mahadcelinaya in ay igu maamuuseen Billada ugu sarreysa qaranka Jabuuti.

Billadan waxa aan u hibbeyn doona shacabka sharafta badan ee Reer Somaliland ee aan huwanahay karaamadooda, Codkooda, iyo Calankooda. Waxa aanan u guddoonsiin doona qofka qaranka ugu mudan Insha Allah.
Xil. Barkhad Jaamac Batuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here