Rag Harimacad Adhi Ka Cunay Orod Ku soo Qabtay.

0

Rag Harimacad Adhi Ka Cunay Orod Ku soo Qabtay.
_____

Afar qof nin oo u dhashay dalka Kenyan ayaa nolosha ku soo qabtay Harimacad Adhi ka cunay.

Waxa Harimacadkan laba todobaad adhigooda kolba neef ka cunayay.

Waxa ay sugaanba maalintii ay ugu kululayd ayay eryadeen 6.4km markuu ordayay ayay soo qabteen waxaanay ku wareejiyeen waaxda Duurto joogta ee dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here