Obama Edadii Oo Kenya Ku Dhimatay

0

Obama Edadii Oo Kenya Ku Dhimatay
______

Allaah Haw Naxariistee Waxa Magaaladda Nairobi ku geeriyootay Mama Hawa oo ahayd Madaxweyne Obama Edadii.

Waxa ay muddu u jiiftay xanuunka Faalliga oo asiibay waxaanay Da’deedu ahayd 80 sano jir.

9kii maalmood ee u dambeeyay ayaa xaaladeedu ay aad cuslaatay, waxaanay ugu danbayn u dhimatay Xanuunkaasi.

Waxa ay ahayd Qof Islaam ah waxaana lagu aasay Xabaalo aan Deegaankooda fogayn

www.sagalnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here