Murashax Cirro Oo Ka Guuray Gurigiisii Degmadda 31 May Ee Hargeysa

0
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa la sheegay in uu ka guuray gurigii uu ka deganaa Xaafadda Pepsiga ee Degmadda 31 May.
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa sida lagu baahiyay shabakada Ilays u guuray Degmadda Macalin Haaruun ee Magaaladda Hargeysa.
Lama garanayo waxa xilligan Murashaxa ka raray Xaafadii uu deganaa Pepsiga, hasayeeshee waxa in dhaweyd aad u kacsanayd xiisada siyaasadeed ee u dhaxaysa xisbiyadda Mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here