Majaajiliiste Ibraahim Mustafa (Basadiir) Oo Muqdisho Maanta Soo Gaadhay.

0

Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dagay majaajiliiste Ibraahim Mustafa oo u dhashay Tanzania isla markaana ay si weyn u taqaano Soomaalida isticmaasha baraha bulshada.

Waxa uu caan ku yahay magaca Basadiir. Muuqalada uu Tanzania ku sameeyo waxaa sii tarjuma oo Soomaalida u soo bandhiga nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Farxaan Diraac. Waa sababta ay Soomaali badan u barteen Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here