Magacyadda Ciyaaryahanada Sanadkan Brazil Ku Metalaya Koobka Aduunka iyo kuwa laga tagay

0
ababareha Xulka Dalka Brazil Tite ayaa soo saaray liiska 26ka ciyaaryahan ee dalkaasi ku meteli doona koobka aduunka ee dhawaan ka dhacaya dalka Qadar.
Xiddigo badan oo loo han waynaa ayaan ku jirin liiskan, waxaana ka soo muuqday kuwo kale oo la filayay in ay ka hadhi doonaan.
shaxda ka muuqata sawirka ayaan ku jirin ciyaaryahanada sanadkan u safraya qadar.
Difaaca Waxa uu u soo xushay
Defenders
Bremer
Eder Militao
Marquinhos
Thiago Silva
Alex Sandro
Alex Telles
Danilo
Daniel Alves
Khadka Dhexe
Bruno Guimaraes
Casemiro
Everton Ribeiro
Fabinho
Fred
Lucas Paqueta
Afka hore ee weerarka
Antony
Gabriel Jesus
Gabriel Martinelli
Neymar
Pedro
Raphinha
Richarlison
Goolhayeyaasha ayuu iyana Tababare Tite u soo xushay Alisson, Ederson iyo Weverto.
Ciyaartooygee ayaad ka reebi lahayd ama ku soo dari lahayd?
May be an image of text that says 'CBF BRAZIL Line-up of stars not in World Cup squad Firmino Coutinho Tete Joelinton Luiz Melo Lodi Gabriel Carlos Emerson Matheus'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here