Madaxweyneha Kenya Oo Addis Ababa Ka Degay

0

Madaxweyne Uhuru Kenyatta, ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Bole. Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehliya maalgashiyaal iyo siyaasiyiin sar sare oo reer Kenya ah sida ay sheegtay wasaarada arimaha dibada ee Itoobiya. Madaxweynaha Uhurru Kenyatta inta uu ku sugan yahay dalka Itoobiya wuxuu kala hadli doonaa ra’iisul wasaare Abiy Ahmed arrimaha labada dal iyo arrimaha gobolka ee ay ka wada hadlayaan.May be an image of one or more people and people standingMay be an image of one or more people, people standing, suit and outdoorsMay be an image of 1 person and standingMay be an image of one or more people, people standing and outdoors

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here