Libaax Lagu Arkay Degmadda Sheekh Ee Gobolka Saaxil

0
Dadka ku dhaqan Degmada Sheekh iyo Nawaaxigeeda ayay soo foodsaartay cabsi xoogan ka dib markii habeenadii Udambeeyay deeganadaasi lagu arkay libaax.
Libaaxan soo galay Deegaankaasi Oo shaqsiyaad la rumaystay Arkeen ayaa sheegay inuu libaaxani Soconaya xiliyada fiidadawga.
Xayawaanka Libaax ayaa wakhti hore ka dabar Go.ay deegaamada Somaliland waxase uu ku Badanyahay wadamada jaarka ay Itoobiya ugu Horeyso waxaana laga yaabaa in halkaas Kasoo talaabay.
Meelaha Libaax lagu arkay ayaa lagu sheegay Dhadhin-tuugo iyo Afweyne oo ah deegaamada Nawaaxiga magaalada Sheekh ah.
Xigasho:- Maxamed C/laahi Soofadhiiste

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here