“Komishanku Waxay Diyaariyeen Miisaaniyadii Doorashooyinka” Xirsi Cali Xaaji Xasan

0
“Sannad doorasho ayaa la galay, Komoshinka doorashooyinkuna waxay diyaariyeen miisaaniyaddii & qorshihii doorashooyinka iyada oo ay dhawaan Golaha Wakiilladu u kordhiyeen una ansixiyeen miisaaniyaddii doorashada, iyaga oo muujinaya muhimadda doorashada.
Ururrada ninkii damac ku jiro bisha 6aad ayaa loo furayaa, waase isdiiwaangelin ee waxa ay ka dambaysaa doorashadoodu oo ka soo horraysa doorashada Madaxtooyada.”
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here