” kaftanka maanta, Buuni inaan u xayd xayto waaban ka xishoodey ” .

0
” kaftanka maanta, Buuni inaan u xayd xayto waaban ka xishoodey ” .
Sheekaba sheeko ayay keentaaye waxa la yidhi beribaa nin reer ceergaabo ah oo muuse ismaaciila laggu yidhi nin warsangeli ah baa kuusoo gabyey dabeeto wuxuu ugu jawaabey ” Anoo xaamud jibriila oo xamaro fuulaaya ,
Warsangeli la xoosh xooshtankeed waaban ka xishoodey .
Imika waa halkaase Anigoo ah Xildhibaan ahmed xildhibaan yuusuf xaaji Nuur , inaan buuni u xayd xayto waaban ka xishoodey.
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here