Guddoomiye Cirro Oo Booqasho Ugu Taagay Guddiga Qabanqaabada Aaska Marxuum Suldaan Cumar

0
 
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa tacsi ugu tagay salaadiinta, cuqaasha, waxgaradka, dhalinyarada iyo siyaasiyiinta deegaanka uu ka soo jeedo suldaan cumar suldaan maxamed oo ku geeryooday dalka Turkey-ga. Gudoomiye ciro ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid suldaankii guud ee beelaha ARAB, waxaanu ilaahay uga baryay in uu janooyinkiisa ugu deeqo, samir iyo iimaana uu saadiq ka siiyo.No description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here