Guddoomiyaha Waddani Oo Xarunta C.I.D looga Yeedhay

0

 

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa goor dhaweyd la sheegay in looga yeedhay Xarunta C.I.D ee Magaaladda Hargeysa.

Lama sheegin ilaa iminka waxa loo haysto Guddoomiyaha Waddani.

Halkan hoose ka daawo Shirkiisii Jaraa’id ee u dambeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here