Guddoomiyaha Waddani Oo Wada hadal La Furay Maxamuud Xaashi

0

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Iyo Siyaasiga Maxamuud Xaashi ayaa Maanta Markii Ugu Horeeysay Uu Wada Hadal Siyaasadeed Uga Furmay Hargeysa.

Kulankan Oo Ka Sokow Labadan Masuul Ay Ka Qayb Galeen Xubno La Kala socday.
Ma Jirto Wax Natiijo Ah Oo Ka Soo Baxday Wada Hadalkan Oo sii Socon Doona.

Warkan Waxa Baahiyay Telefishanka HCTV Oo Xiganayay Muniir axmed Cigaal Oo ka Tirsan La Taliyeyaasha Guddoomiyaha Waddani.

Wada Xaajoodkan ayaa Inta ay Socdaan Lagaga Wada Hadli Doonaa sidii Maxamuud Xaashi Iyo Xubnaha Wehelinaya loogu Qancin Lahaa In Ay Ku Soo Biiraan Waddani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here