Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo La Guddoonsiiyay Shahaadada Ph.D, kana Qayb Galay shir Caalami ah

0

Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo La Guddoonsiiyay Shahaadada Ph.D, kana Qayb Galay shir Caalami ah

Honorable Doctor of Philosophy in Leadership (Ph.D)

Waxa la igu Casuumay Shirkii dhinaca Hogaaminta ee dhacay Dubai 26-28 July 2022(DUBAI Leadership Conference 2022), kaasoo oo iskugu jiray Tababar iyo Dood dhinaca Hogaaminta ah. Waxaana soo qaban qaabiyay MasterMinds Business School oo laga leeyahay Wadanka UK oo kaashanaaya Jaamacadaha UAE University iyo European Digital University USA.

Markii shirkii iyo Tababarkii soo dhamaaday waxa halkaa la igu gudoonsiiyay Shahaadada Ph.D ee dhinaca Hogaaminta ah (Honorable Doctorate of Philosophy in Leadership) anigoo ka mid ahaa dadkii mudada dheer lasoo qiimeeyay Taxanahooda Waxbarasho iyo ka Maamulba (Leadership effectiveness).

Allaa Mahad Leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here