Ganacsadihii Maamulka Hudheelka Jumayra ay ka soo Cawdeen Oo Caawa La Xidhay

0

Ciidamadda Booliska ee Magaaladda Hargeysa ayaa goor dhaweyd Xabsiga u taxaabay Nin ganacsade ah oo ay ka soo cabatay Mulkiilaha Hudheelka Jumeera oo ku yaala Galbeedka Magaaladda Hargeysa.

Layla Cumar oo ah mulkiilaha Hudheelkan ayaa sheegtay in nafteeda iyo ganacsigeedaba ay uga baqatay nin ganacsade ah oo ay jaar yihiin, kaas oo soo abaabulay dhalinyaro.

Ciidamadda Booliska ayaa caawa ninkaasi Xabsiga U Taxaabay ka dib markii sida la sheegay Uu Kulan dhex maray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo mulkiilaha Meherada Jumiara, kaas oo uu Madaxweynuhu laamaha amaanka amar ku siiyay in arrintaasi la dhex galo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here