ETHIOPIA IYO URURKA TPLF OO HESHIIS HOR DHAC AH GAADHAY

0

War Degdeg ah: Xukuumadda Federaalka Ee Ethiopia iyo Ururka TPLF ayaa gaadhay heshiis hor dhac ah, kaas oo lagu soo gabogabaynayo colaadii mudada dheer ka socotay Waqooyiga Itoobiya.

Ururka Midawga Afrika ayaa heshiiskaasi ka odayeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here