Dumar Garsooreyaal Ka noqonaya koobka aduunka ee dhawaan ka furmaya Qadar

0

Koobka Adduunka ee sanadkan ka dhacaya dalka Qadar waxa markii ugu horeysay garsooreyaasha qayb ka noqonaya haween.

dumarkan oo isugu jira kuwo ka soo kala jeeda qaaradaha aduunka ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay qayb ka noqdaan koobkaasi aduunka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here