Dila: Mataano Sagaal Bilood Jira Oo Dhintay Markii Dab qabsaday Gurigoodii

0

Laba Caruura oo mataano ah ayaa ku dhintay Gurigooda uu dab qabsaday.

Falkan ayaa ka dhacay xaafada laanta hawada ee Degmada Dila ee Gobolka Awdal waxaana labada caruur ah oo ay da’oodu ahayd sagaal bilood la kala odhan jiray Muuna Cabdiraxmaan Jaamac iyo Mahdiya Cabdiraxmaan Jaamac.
Guriga ayaa dusha lagaga sii xidhay waxaana u gurmaday oo maydkooda guriga ka soo raacay ciidanka Dab damiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here