DEG DEG :- Madaxweyne Muuse Biixi oo taliyayaal xilalkii ka qaadey .
Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaadey taliyihii ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cismaan Caalin ( Dayib )
Sidoo kale madaxweynaha ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii sirdoonka Somaliland Jeneraal Sababaale
Madaweynaha ayaa magacaabey
1. Jeneraal Xiirane – Taliyaha Cusub ee ciidanka socdaalka
2. Jeneral Faysal Guhaad Cabdi Gahayr – Taliyaha Sirdoonk a
3. Jeneral Hurre Haariye – Taliyaha ciidanka Badda .
Ilaysnews