Dagaalo iyo duqeymo ka socda deegaanka Tigrey.

0
Dagaalo iyo duqeymo ka socda deegaanka Tigrey.
Dagaalo aad u qaraar ayaa ka socda galbeedka Gobolka Tigrey ee walkayt iyo sidoo kalle gobolka Raaya.
TPLF oo doonaysa inay helaan marin muhiim ah oo xad Furan ah ayaa isku dharbaaxday Goboladda ay ka haystaan ciidamada huwanta gaar ahaana gobolada dhaca xadka sudan.
Dagaalada ayaa waxaa bar bar socda duqaymo xoogan oo dayuuradaha Drontu ka geesnyaan deegaankaasi.
Wali war Rasmiya kama soo kala bixin dawladda iyo Kooxda TPLF.
By Jaamac Ukun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here