Ceel Baxay: Khasaaraha Ka Dhashay Isku Dhac Dhex Maray Ciidamo Iyo Dad Shacab Ah

0

Dhawaacyo ayaa ka dhashay isku dhac dhexmaray dadka deegaanka Ceel-baxay ee bariga gobolka saaxil iyo ciidamo joogay deegaankaasi.

Ciidamadan ayaa deegaankaasi u joogay ilaalo ay u ahaayeen shirkada macdan baadhis ka waday deegaankaaasi
Deegaankaasi Ceel-baxay ayaa la sheegay in xaladeeda nabadgayo aan xiligan Wanaagsanayn
Lama oga sababta ay ka bilaamtay isku dhacan u dhaxeeya ciidanka iyo bulshada deegaankaasi

Waxana sidaasi ii xaqiijiyay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Berbera

Abdirisaq Qaasin
Berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here