Bangiyada Ingiriiska Oo Ogolaaday In Aad Account Ku Furato Baasaaboorka Somaliland

0

Bangiyada ingiriisku waxay aqbaleen inaad baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland ku furan karto Bank Account.

Haddaba ardayda reer Somaliland ee hadda u jooga waxbarashada dalka ingiriiska ee ku jooga dalka ingiriiska baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaan ugu busharaynaya inay ku furan karaan baasaboorkooda Jamhuuriyadda Somaliland Account, waxaad u baahantahay inaad qaadato baasboorkaaga iyo waraaq caddaynaysa gurigad degentahay.

Badiba bangiyada ingiriisku sida Barclays, HSBC, Natwest, Lloyds iyo Halifax Oo Lloyds Banking Group ka mid ahi way aqbalayaan baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana haddaba ay ugu fureen arday u dhalatay Jamhuuriyadda Somaliland oo haysta Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland oo wax ka barta jaamacaddaha Oxford, Cambridge iyo LSE.

Maxamed Xasan Diridhaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here