Aljaabiri Ayaa Dagaalkula Jira Maxjaradda Abuyasir Iyo Tan Cusub Ee Ina Abuyasir Lee Yahay.

0

KOOTO waxa bilaabay ninka jaabiri la yidhaahdo kaligii ayaa xoolaha loo xidhay weliba qiimo goan oo ah $36 ayey dawladi riyaale ugu xidhay

jabir3
KOOTO waxay ahayd wakhtigii kaligii al jabri maxjarka lahaa oo uu dadka ku adoon san jiray
MAXJARRKA CUSUBI WAAYO: waxa leh ina abu yar saamiga ugu badan
KOOTO DIID WAAYO ISKA CAABIN WAAYO
yaa wax wareeranay waxna wareerijay waa xaga maxjarada
ma aljaabiri mise abu yasir
ALJAABIRI wakhtigii dawladii riyaale waxa u suurto gashay in kaligii xoolaha laga iibiyo waxa kaloo u suurto gashay in dhamaan dadka xoolaha ka shaqeeye xataa dhakhaatiirta uu qiimo jaban oo mushahar ah ku soo rogay wakhtigaas ilaa maanta dadka u shaqeeya ay sidii u dulman yihiin
maxjarka abu yasir muwaadin ayaa la leh lakiin aljaabiri yaa la leh waxa markii hore la lahaa oo shuraako ku ahayeen sarakiil dawladii udub ah iyo boqorka rasukhiima iyo aljaabiri iyyo camuudi magacoodu wuxuu ahaa GULF INTERNATIONAL
MARkay dawladii udub dhacday waxa uu aljaabiri meesha ka saaray sarkiishii dawlada ka tirsanaa waxaanu magacii u bedelay si ay shirkad cusub u noqoto oo la yidhaahdo SAUDI EMIRATES
ALJAABIRi wuxuu maxjarkiisa xoolaha ka qaadi jiray adhiga $7.5 calaa neef adhi ah. wuxuu dadka u shaqeeya lagu qasbay in ay ka qaataan
1.MURUQ MAALKA $5
2. DHAKHAATIIRTA XOOLAHA $16 ILAA $20 oo bilaa xuquuq ah bilaa fasax ah
3.wuxuu ganacsatadii muwaadiinta ahayd ka soo reebay laba awr ki laale oo kala daran ADAN BARADHO IYO CALI WARAABE
ALJAABIRI wuxuu isku dayey inaan maxjarkale berbera laga furinaa
maxaa keenay dagaalka uu aljaabiri kula jiro Waxa ugu weyn in khidmadii maxjarka ee neefka adhiya laga dhigay $2.
abu yasir oo adeegsanayaa dhamaan ganacsata xoolaha oo ay ugu waa weynayeen mustafe indho deero iyo eebe ha u naxariistee gamacdheere ayaa jabiyey kootadii
ABU YASIR maxaa laga faa,iiday
1 in ganacsigii xor noqdo oo neefkii xoolahaa saylada burco ka gaadho u yaraan $75 ilaa $100
2, in uu shaqaalihii xuquuq u yeelo waa xataa muruq maalka
3. in uu dhakhaatiir calaa neef ku lacag siiyo oo maantadan dhakhaatiirtu ka jeceshahay aljaabiri oo mushahar ah
4. in khidmadii al jaabiri qaadi jiray kaligii ee ahayd $7.5 UU gaadhsiiyo $2 calaa neef
hadaba xidhitaan ka maxjarka cusub iyo u dacwoodka dawladka somaliya waa aljaabiri cadaynteeda aljaabiri wuu la shurako la yahay nin hawiye ah oo la calamada baanada leh kas oo imika ay isku dhaceen adan baradho kii ayaa dabada ka riixayaa oo aljaabiri adeegsanayo

Mubarik Nirig <saaxil181@gmail.com>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here