Al- qaacida oo Taalibaan ugu hambalyeesay in ay dib u qabsatay Afghanistan

0

Al- Qaaciddada qeybta ku sugan Koofurta Aasiya, ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku soo dhaweysay maamulka Talibanka ee Afghanistan.

Kooxdan ka tirsan Al-Qaacidda oo lagu magacaabo (AQIS), kuna sugan Hindiya, ayaa dhambaalkooda hambalyada ah ugu duceystay in Taalibaan ay si guul ah uga hirgelin karto Shareecada Islaamka Afghanistan.

Bayaankan, oo ku qoran luuqadda Urduuga, ayaa waxaa lagu wadaagay barnaamij kaxa kanaal taageeraya Al-Qaacida farriinta Telegram 23-kii Ogoosto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here