Abiy Oo Laga yaabo In Uu Qaylo Dirsado Eritrea

0

Ra’isal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa laga yaabaa inuu mar kale Dalka Eritrea ka Dalbado in ay ka Caawiyaan Duulaanka TPLF.

Ciidamada Eritrea ayaa bishii November galay gobolka Tigray si ay u taageeraan askarta Itoobiya; inta badan waxay ka baxeen bishii June ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in la dilay dad badan oo rayid ah iyo kufsi wadareedyo ka dhacay Waqooyiga Ethiopia.
Eritrea waa ay beenisay in ay xadgudubyo geysatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here