0

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa Ka Jawaabay codsiga Jen. Jiir uu ku donayay in la sii daayo Coldoon.

 

“Madaxweynahu wuu balan qaaday in uu diinta Ilahay ilaalinayo, laakiin qofku hadii uu qaldamo yaan la xidhin dee meelna kuma taalo , xadhiguna caqli celinta ayuu ka mid yahay.

Imika maxkamad baabu taagan yahay oo kiiskiisu ku jiraaye maxkamada cadaalad baanu ka rajeynaynaa Insha Allah, laakiin nagalaguma bahalo galinaayo wadaad baad xidheen…”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here