“𝙒𝙖𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞, 𝘽𝙞𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝𝙞 𝘾𝙤𝙙𝙠𝙖𝙖𝙨𝙞 𝙈𝙖𝙖𝙝𝙖 𝘼𝙣𝙞𝙜𝙖” 𝙎𝙞𝙮𝙖𝙖𝙨𝙞 𝙎𝙞𝙘𝙞𝙞𝙙 𝘾𝙞𝙡𝙢𝙞 𝙍𝙤𝙤𝙗𝙡𝙚

0

Siyaasiga Siciid Cilmi Rooble ayaa caawa ka dhaartay in cod lagu baahiyay baraha Bulshadda oo wax lagaga sheegayay Qorshaha laga leeyahay Urur Siyaasadeedka Barwaaqo “Waan Dhaaranayaaye waxa igu Walaahiya oo igu bilaahiya in codkaasi aanu aniga ahayn” ayuu yidhi Siciid.

Waxa uu intaasi ku daray in qorshahan ay ka dambeeyaan xisbiga Waddani yahayna mid lagu wiiqayo awooda urur siyaasadeedkooda Barwaaqo oo uu xusay in si balaadhan Burco loogu soo dhaweeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here