𝙌𝙤𝙮𝙨 𝘼𝙡𝙖𝙖𝙗 𝙖𝙮 𝙞𝙞𝙗𝙨𝙖𝙙𝙚𝙚𝙣 𝙡𝙤𝙤𝙜𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙖𝙧𝙖𝙮 𝙨𝙝𝙖𝙣𝙙𝙖𝙙 𝙈𝙖𝙮𝙙𝙖𝙙 𝙆𝙪 𝙅𝙞𝙧𝙖𝙖𝙣

0

𝙌𝙤𝙮𝙨 𝘼𝙡𝙖𝙖𝙗 𝙖𝙮 𝙞𝙞𝙗𝙨𝙖𝙙𝙚𝙚𝙣 𝙡𝙤𝙤𝙜𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙖𝙧𝙖𝙮 𝙨𝙝𝙖𝙣𝙙𝙖𝙙 𝙈𝙖𝙮𝙙𝙖𝙙 𝙆𝙪 𝙅𝙞𝙧𝙖𝙖𝙣

 

Qoys u dhashay dalka New Zealand ayaa la kulmay Argagax, ka dib markii alaab ay Online ku iibsadeen oo looga soo raray bakhaar ay ku kaydsanaayeen loogu soo dhex daray shandad ay ku jiraan maydadka laba caruur ahi.

 

Caruurtan oo ay da’doodu ahayd 10 jir iyo 5 jir ayaa loo badinayaa in ay shandadaas ku jireen ilaa afar sano.

 

Booliiska ayaa baadhitaan ku wada dhacdadan.

www.sagalnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here