𝗫𝗶𝘀𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗢𝗼 𝗥𝗲𝗷𝗷𝗼 𝗫𝘂𝗺𝗼 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘂𝗷𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮

0

𝗫𝗶𝘀𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗠𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗢𝗼 𝗥𝗲𝗷𝗷𝗼 𝗫𝘂𝗺𝗼 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘂𝗷𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮

Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani oo caawa la kulmay Xukuumadda ayaa walaac ka muujiyay Heshiis laga khilaafka ka taagan arrinta doorashada.

Markii ay kulankaasi ka soo baxeen ayay warbaahinta u warameen,

“ Kulankii caawa ee Xisbiyada mucaaradka iyo Xukumadda dhammaan qodobadii doorashada ee aanu ka wada hadalnay ma jiro wax is afgarad iyo heshiis ah oo aanu ka gaadhnay noomanay muuqan wax dambe oo wada hadal ah oo la isugu soo noqdo..”

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Xirsi Cali X Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here