𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝘂𝗸𝘂𝘂𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘂 𝗱𝗵𝗮𝘅𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗻𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗼 𝗹𝗮’𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆

0
Somaliland waxa burburay wada hadalo ay ka odayaynayeen shir-guddoonka labada gole, madax dhaqameed iyo ganacsato, kaas oo laga dhex waday xisbiyadda Mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland.
Wada hadaladan oo natiijaddooda la saaka la sugayay, laba maalmood oo horena dib uga dhacay balantoodii ayaa saaka ku soo dhamaaday natiijo, la’aan ka dib markii masuuliyiinta xisbiyadda Mucaaradka ahi ay gacmo madhan kala soo noqdeen shirguddoonkii hawsha ku jiray.
Xisbiyadda Mucaaradka ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu ka meermeerayo fulinta heshiisyo dhex mara xisbiyadda iyo xukuumaddiisa, kaas oo lagaga arrinsanayo doorshooyinka soo socda.
Wararkan oo faahfaahsan la soco goor dhaw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here