𝗥𝘄𝗮𝗻𝗱𝗮: 𝗙𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗗𝗵𝗮𝗿 𝗮𝗮𝗻 𝗔𝘀𝘁𝘂𝗿𝗻𝗮𝘆𝗻 𝗠𝗮𝘀𝗿𝗮𝘅 𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗼 𝗙𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗢𝗼 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗟𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆

0

𝗥𝘄𝗮𝗻𝗱𝗮: 𝗙𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗗𝗵𝗮𝗿 𝗮𝗮𝗻 𝗔𝘀𝘁𝘂𝗿𝗻𝗮𝘆𝗻 𝗠𝗮𝘀𝗿𝗮𝘅 𝗟𝗮 𝗦𝗼𝗼 𝗙𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗢𝗼 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗟𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗮𝘆

 

Dalka Ruwanda Maxakamad ayaa markii ugu horeysay la horkeenay fanaanada Liliane Mugabekazi oo 7 August xabsiga la dhigay ka dib markii ay masraxa soo fuushay iyada oo ku Labisan dhar aan asturnayn.

 

Garsoorihii kiiskeeda gacanta ku hayay ayaa dalbaday in sodon maalmood oo kale xabsiga lagu sii hayo.

 

Waxa dalka Ruwanda mamnuuc ah in dumarku ay xidhaan dhar aan asturnayn, waxaanay ku mutaysanayaan xabsi dhan 2 sano.

 

www.sagalnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here